Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld naabnaab¹; naabnaabid.
ld naabnaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg naabnaab². ld naabnaab¹, naannaab¹, naannaabid.
Lamidka: naabnaab, naannaab, naannaabid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. ld naannaab 1. N. ah: qof
caqli yar oo shiddo badan. 2. ld naabnaabid.
1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri daran la kulmid. 3. Ku n.: si foolxun oo ka fuqid lahayn ugu dhegid u qabsasho. ld naannaab².
Lamidka: naannaab, naabnaabid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur