naacaabinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld neecaw.Lamidka: neecawSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
neecawQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hawo qabow oo nadiif ah; laydh. ld naacaw.(juqr.) Eray badanaa lagu isticmaalo maayad hawo ah oo aad uga khafiifsan dabayl. Amase, waxaa lagu isticmaalaa noocyo ka mid ah dabaysha oo dhacdo joogto ah leh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0