neecaw
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Hawo qabow oo nadiif ah; laydh. ld naacaw.
- (juqr.) Eray badanaa lagu isticmaalo maayad hawo ah oo aad uga khafiifsan dabayl. Amase, waxaa lagu isticmaalaa noocyo ka mid ah dabaysha oo dhacdo joogto ah leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

