naafowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Noqoshada nafley ay naafo noqoto. ld naafoobid.Naafo noqosho. ld naafo³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naafoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg naafow². ld naafasho, naafow¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
naafoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan wax ku qabsan karin.Awood la'an kaamil ah ama dhimman uu qof naafo ah u yeelan karo hawlaha xagga bulshada ama xagga shaqada.ld naafow².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0