naafo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Nafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan wax ku qabsan karin.
- Awood la'an kaamil ah ama dhimman uu qof naafo ah u yeelan karo hawlaha xagga bulshada ama xagga shaqada.
- ld naafow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

