naakirad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naakiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld naakirad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naashiddo

naashiso

naashuusho