naashuusoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld naakirad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naakiradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0