nabadayn

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Nabadgeliyo.
  2. eeg nabadee.

Lamidka: Nabadgeliyo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nabadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Meel nabad ka dhalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur