nabadsiiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nabadaynQaabnax: Erey Dareen | ExclamationMacnaha:Nabadgeliyo.eeg nabadee.Lamidka: NabadgeliyoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0