nacabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cadowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:ld cadaawad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xaasidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Xaas noqosho, yeelasho.Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan.eeg xaas².ld xasad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0