namiinid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg namiin ². Namiin ahaansho. ld nabiibid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

namiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof dadka isku dira. ld nabiib¹.
  2. Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nabiibid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld namiinid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur