namiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nyo, m.dh)Macnaha:Qof dadka isku dira. ld nabiib¹.Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nabiibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld namiin¹.ld namiin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0