Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg naqayso. ld naqaysad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
1. (f.g) Wax inta fiican kala bixid; xulasho. 2. (f.mg) Naq daaqid (xoolo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur