naqayso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax inta fiican kala bixid; xulasho. 2. (f.mg) Naq daaqid (xoolo).

xulasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xulo. ld xulad.