naqtiimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naqtiin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naqtiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dib u so bilaabidda quraan, duruus iwm oo hore loo dhammeeyey. 2. N. ah: qof dhammeeyey quraan, duruus iwm oo mar labaad soo bilaaba. ld naqtiimo.
  2. Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur