naqtiin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dib u so bilaabidda quraan, duruus iwm oo hore loo dhammeeyey. 2. N. ah: qof dhammeeyey quraan, duruus iwm oo mar labaad soo bilaaba. ld naqtiimo.
- Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

