nasaariQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:ld nasaaro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nasaaroQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:(dii.) Dadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Masiixi. ld nasaari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0