nasaaro

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. (dii.) Dadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Masiixi. ld nasaari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masiixi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyiin, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Qof diintii nebi Ciise haysta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nasaari

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld nasaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur