nasakh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. N. ah: qof doqon ah, nacas ah. 2. N. ah: wax la buriyay (ayaad, diin). 3. ld nasakhid.
- 1. Qof fikraddiisa wanaagsan mid xun ugu beddelid. 2. Burin beddelid (aayad, diin).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

