nasakhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nasakh². ld nasakh¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nasakh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. N. ah: qof doqon ah, nacas ah. 2. N. ah: wax la buriyay (ayaad, diin). 3. ld nasakhid.
  2. 1. Qof fikraddiisa wanaagsan mid xun ugu beddelid. 2. Burin beddelid (aayad, diin).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur