naseex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qof talo daacad ah bixiya. 2. Wax qof dan u ah. ld nasteex.

nasteex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld naseex.