naseexayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naseexee. ld nasteexayn.

naseexee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)

Macnaha:

  1. 1. U n.: cid daacadnimo ula talin. 2. U n.: cid u danayn. ld nasteexee.

nasteexayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld naseexayn.