naseexeeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)Macnaha:1. U n.: cid daacadnimo ula talin. 2. U n.: cid u danayn. ld nasteexee.
nasteexeeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-xeeyay, -xeysay)Macnaha:ld naseexee.