nashaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ddo, m.dh)Macnaha:Farxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nanashaaddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Farax, fahmo, firfircooni. 2. Wax si xiiso iyo rabitaan leh loo qabto. 3. Daal iyo jiljileec la'aan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nishaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld nashaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0