nishaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nashaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nashaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. Farxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur