nashleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nashQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0