nashQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nasisoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nash.Nafley nasiino siisasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nashleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nashnashleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nasinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nasi.(c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu'jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa. ld nash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0