nashnashley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nash.

nash

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso¹.