nasro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. (muus.) Durbaan yar oo lagu tumo qasaa'idka Nabi ammaanka ah; darbuugad. 2. (muus.) Durbaan tumid iyo qasaa'id Nabi ammaan ah oo wada socda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

darbuugad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (muus.) Naaro; daf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur