darbuugadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(muus.) Naaro; daf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-faf, m.l)Macnaha:(muus.)Durbaan yar oo shulushyo bir ah leh.Cod tilmaama socod ama dhawaaq kedis ah.Ka d.: wax si kedis ah u dhufsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0