nax

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xay, -xtay; -nixi)

Macnaha:

  1. 1. Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid. 2. U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.