naxuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nuxuus¹.
  2. ld nuxuus².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nuxuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.
  2. Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur