nuxuus
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- 1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.
- Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

