nayaayiraysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax nayaayiro hayso ahaansho. ld nayaayirsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nayaayirsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld nayaayiraysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur