nayaayiraysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nayaayiraysan. ld nayaayirsanaan, nayaayirsanaansho, nayaayiraysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nayaayiraysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax nayaayiro hayso ahaansho. ld nayaayirsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nayaayirsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nayaayiraysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nayaayirsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld nayaayiraysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur