nayaayiroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad ah. 2. Rajo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rajoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Ilmo yar-yar oo hooyadood dhimatay.Filashada la filanayo wax la heli doono. ld rejo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0