nebi-ammaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi.
  2. (dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur