nebi-ammaanidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nebi-ammaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nebi-ammaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(dii.) Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi.(dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0