negayaal

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. (fiis.) Qayb ka mid ah mekaanikada oo la xidhiidha walxo ay saaran yihiin xoogag sidkan ama isku dheelitiran, taasina ay keento in walaxdu ku xawaarayso socod madoorsoome ah ama ay negaato.