nejisad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. ld najaas².

najaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.
  2. (dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).