najaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:(dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.(dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
nejisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld najaas¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
nijaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:ld najaas¹.1. (dii.) ld najaas². 2. Wax aan daahir ahayn. 3. Wax daahirnimada buriya.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
nejisadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:ld najaas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00