nidir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld nidar.
- 1. (f.g) Si muraad loo helo magac Eebbe ballan ku gelid. Tus. “Cali wuxuu nidray inuu neef bixiyo hadduu muraadkiisii helo”. 2. (f.mg) Cid dhaarasho. Tus. “Cali wuu nidiray”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

