nijaasaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

najaasaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld nijaasaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur