nijaasaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nijaasaysan. ld najaasaysnaan, najaasaysnaansho, nijaasaysnaansho.

nijaasaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.

najaasaysnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nijaasaysnaan.

najaasaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld nijaasaysnaan.

nijaasaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld nijaasaysnaan.