ningax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax¹, niggax¹.
  2. Haruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax², niggax².

lingax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ningax¹.
  2. ld ningax².

niggax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ningax¹.
  2. ld ningax².