nitaaqoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld hantaaqoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hantaaqoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Hantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur