niyadxumow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-maaday, -maatay)

Macnaha:

  1. ld niyaxumow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niyaxumow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-maaday, -maatay)

Macnaha:

  1. 1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur