niyaxumowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-maaday, -maatay)Macnaha:1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
niyadxumowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-maaday, -maatay)Macnaha:ld niyaxumow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0