niyood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg niyoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niyoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. U n.: hanti iwm wax dartii u bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur