noolow
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-laaday, -laatay)
Macnaha:
- 1. Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley). 2. Cid barwaaqoobid. 3. Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.

